Shariif Xasan iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Daawo Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminayo  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somalia Mudane Shariif Xasan Shiikh Aadan ayna ka mid ah qaar ka mid ah golaha wasiiradda Maamulkaas ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Shariif Xasan iyo wefdigiisa waxaa Baraawe ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid yihiin gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax … Continue reading Shariif Xasan iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Daawo Sawirro)